SACADIN.COM

Daawo : Samaroonow waxan ixtiraamnaa wareegto wasiir kasoo baxday ama madaxwayne ee waxan leeyahay hadalka kasoo baxay ugaaskeena hala ixtiraamo
Samaroonow waxan ixtiraamnaa wareegto wasiir kasoo baxday ama madaxwayne ee waxan leeyahay hadalka kasoo baxay ugaaskeena hala ixtiraamo

Daawo Video: Jawaab wafiya oo suldaan saleebaan siiyey dhagarqabhii xasan xiise jaamac
Jawaab wafiya oo suldaan saleebaan siiyey dhagarqabhii xasan xiise jaamac

Daawo Video : Waraysi BBC layeelatay dhagarqabahii xasan ciise
Waraysi BBC layeelatay dhagarqabahii xasan ciise

Daawo : mid kamida maalintii nadaafada ee 18 may gobolada khaatumo iyo caalamka oo dhan meel kastoo ay joogaanba looga howlgalay nadaafada
mid kamida maalintii nadaafada ee 18 may gobolada khaatumo iyo caalamka oo dhanba meelkasta oo joogaanba  looga howlgalay nadaafada

Suldaankii ugu adadkaa soomaliland oo salka dhigay sheeegayna inaan hargaisa wax noqon kari muqdisho la,aanteen
Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa shaaca ka qaaday inaanay Somaliland wax kasta oo ay samayso iyo gooni-isu-taag kasta oo ay u durbaan-tunto ka maarmi karin midnimada Soomaaliyeed iyo inay qaadato nidaamka federaalka ah ee Soomaaliya ka socda.

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu ka sheekeeyey taariikh dheer oo illaa xornimadii iyo midnimadii Soomaaliya uu kagaga sheekeeyey. Waxa kale oo uu ka sheekeeyey maamuladii kala dambeeyey ee Somaliland soo martay tan iyo markii lagu dhawaaqay gooni-isu-taagga Somaliland 18/May/ 1991-kii. Isaga oo sheegay in caddaalad-darro badani ka jirto dhulka Maamulka Somaliland ka taliyo meelo badan oo ka tirsan.

“Calankani wuxuu ku dhamaystirmi karaa waxaynu dafirsanahay ama xukuumaddeenu diidan tahay waa marka aynu runta ku wada hadlayno, haddii aan miiska wadahadalka la isugu iman wax aynu gooni u goosan karnaa jiri-mayso, shuruudaa jira, qoraalo iyo heshiisyo ayaa jira, adiga ayaa maanta lagaa rabaa inaad shuruuddii la timaado oo aad xukunto ciddii 53-kaa sanadood ku xukumaysay.” Sidaa ayuu yiri Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo shalay hadal ka jeediyey magaalada Sallaxlay oo ah degmo ka tirsan gobolka Maroodi-jeex oo uu dadweynaha ku dhaqan oo xusayey 18 May hadal u jeediyey.

Suldaanka oo hadalkiisa sii wataa waxa uu intaa ku daray oo uu yiri; “Maaha inaynu cidlo uun durbaan ka garaacno, haddii aan u soo noqdo maamulka Somaliland, wax alaale iyo wax ay u qabatay beelaha Somaliland ma jirto ilaa maantana biyaha ayaa dhabarka lagu dhaameeyaa oo biyo malaha, dadna biyihii dadka ka dhexeeyay ee maalinba xaafad loo furayey ayay ka dhargeen, dadna jirikaamadii Dulcad iyo Kaam-abokor ayay sidii u sidaan.”

“Waxaan leeyahay Xamar waanu ka go’nay hadal maaha, anigu been idiin sheegi maayo, miyeynu ka maarmaynaa Xamar, Ganacsatadeenii Xamar-bay tagaysaa, kuwoodii Hargeysa ayay imanayaan, saraha (Fooqyada) ugu dhaadheer Hargeysa waxa leh niman Hawiye ah, markaa waxa miiska wadahadalka loo diidayaa inyar ayuunbaa doonaysa inay nimcada cunto, taasina wax umaddu ku dhaqmi karayso maaha.”ayuu yidhi Suldaan Maxamed.

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir mar uu ka hadlayey sababta Calanka maamulka Somaliland meel u gaari la’yahay waxa uu yiri; “Calankani wuxuu ku dhamaystirmi karaa waxaynu dafirsanahay ama maamulkeenu diiddan tahay waa marka aynu runta ku wada hadlayno, haddii aan miiska wadahadalka la isugu iman wax aynu gooni u goosan karnaa jiri-mayso, shuruudaa jira, qoraalo iyo heshiisyo ayaa jira, adiga ayaa maanta lagaa rabaa inaad shuruuddii la timaado oo aad xukunto ciddii 53-kaa sanadood ku xukumaysay, maaha inaynu cidlo uun durbaan ka garaacno, haddii aan u soo noqdo Somaliland.

“Wax alaale iyo wax ay u qabatay beelaha Somaliland ma jirto ilaa maantana biyaha ayaa dhabarka lagu dhaameeyaa oo biyo malaha, dadna biyihii dadka ka dhexeeyay ee maalinba xaafad loo furayey ayay ka dhargeen, dadna jirikaamadii Dulcad iyo Kaam-abokor ayay sidii u sidaan, waxaan leeyahay Xamar waanu ka go’nay hadal maaha, anigu been idiin sheegi maayo, miyeynu ka maarmaynaa Xamar.”

Waxa uu Suldaan Maxamed sheegay in Ganacsatada Somaliland aanay marnaba ka maarmi karin Xamar waxaanu yiri; “Ganacsatadeenii Xamar-bay tagaysaa, kuwoodii Hargeysa ayay imanayaan, saraha (Fooqyada) ugu dhaadheer Hargeysa waxa leh niman Hawiye ah, markaa waxa miiska wadahadalka loo diidayaa inyar ayuunbaa doonaysa inay nimcada cunto, taasina wax umaddu ku dhaqmi karayso maaha.”

RBC Radio

Xafiiska wararka ee Hargeysa.

Daawo video: Tani waa xaqiida kajirta gobolada awdal iyo salel taas oo dhalinyarada lagu hayo cabudhis badan
Gobolada awdal iyo salel waa gobolada kaliya ee mar alla marka ay snm tu doonayso inay wax kasameyso ladulkeeno ciidamo si loo cabudhiyo odayaashoodana sawirka lasoo horjoojiyo mudo intee leegbay sii socon doontaa

Waxaa lasheegay in bare hiiraale lagu qanciyey inuu katanaasulo jagada madaxwaynanimada uu ku dhawaanqay ee jubo lland
waxaa maalinimadii shalay magaalada Kismaayo kulan xasasi ah uu uga bilawday giroonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo wafdigii ka socday urur-ka IGAD ee xaqiiqo radinta laga soo diray magaalada ADis baba iyo bare aadan shire (bare hiirale) oo sheegtay in uu yahay madaxwaynaha juba-land,

kulanka oo mudo saacado ah qaatay isla markaana soo garay goordanbe,oo xalay ah ayaa waxaa lagaga hadlay marxaladihii kala duwanaa ee uu gobolku soo maray iyo dhibaatoyinka laga tirsanayo(bare hiirale) iyo sida imika loogu bahan yahay in nabad iyo horumar ay juba-land gaarto,

waxaana si umuurahas loo hiigsado lagala hadlay (bare hiirale) in uu ka waantobo in colaad hor leh uu ka huriyo juba-land isla markaana aysan IGAD arinkaas u dulqadan karin loona baahan yahay in  bare sida ugu dhakhsiyaha badan uu magaalada Kismaayo uga boxo ,

waxaana dad ku dhaw shirka ay inoo xaqiijiyeen in (bare hiirale) lagu canantay in uu joojiyo fawdada uu magaalada oo nabad ah xiligan uu ka kicinayo in uu joojiyo,

masuuliyiinta IGAD ayaa (bare hiirale) ku qanciyay in hadii uu jiro wax mugdi ah ama cabasho uu qabo oo dhanka qaabka madaxda dawlada ugu saraysa ay ku yimaaden ah uu soo gudbiyo isla markaana wax laga qaban doono,

hase ahaate aan loo bahnayn tafararuq siyaasaded oo goboladan ay galan sida madaxda IGAD ay (bare hiirale) u sheegen

sidoo kale waxaa lagu qanciyay in uu ka tana sulo sheegashada in uu madaxwayne yahay maadama aysan muuqan cid dooratay iyo meel lagu doortay midna waxaana sarakil itoobiya ka socotay oo IGAD kamid ah ay ku cananteen sababaha kenay in  habeenkii dorashada Axmad madoobe la shaciyayba in uu warbahinta ka hadlo oo uu yirahdo waxaan ahay madaxwayne taas oo ah ba layiri qalqal galin siyaasada gobolka ah ,

ma jiro wali wax war ah oo kasoo baxay bare aadan shire (bare hiirale) oo ku aadan kulankan uu la qatay IGAD iyo ka tanasulida madaxwaynaha juba-lan,

hase ahaate dad ku dhaw (bare hiirale) ayaa inoo sheegay in uu saacadaha soo socda arinkan shaaca ka qaadi doono

DAAWO VIDEO:Dagaal Gacan ka Hadal ah oo xalay ka Dhacay Goob Lagu Dhigayay Xafladii 18ka May Somiland
Xafladan ayaa lashegay in halkaas uu dagaal aad u ba,ani kadhacay oo dibada ayskula soobaxay loona aanaynayo xaalad qabiil

WER DEG-DEG AH SHIR QARSOODI AH OO U DHEXEEYEY JABUUTI IYO HARGAYSA AYAA LAGU HESHIIYEY IN MAAMULKA HARGAYSA AY QORSHOHOODA SHANTA SANO EE SOO SOCOTA KUDARAAN ARIN AY DOONAYAAN IN LAGU BAABI,IYO JIRITAANKA MAGAALADA BOORAMA
Hargaysa: War aan kahelnay dad kasoo jeeda reer awdal oo goobjoog u ahaa goobtii la keenay heshiis qarsoodi ah oo ay wada galeen jabuuti iyo hargaysa oo ah in   qorshaha shanta sano ee soo  socota lagu daro sidii  dhakhso  layskugu xidhi lahaa jabuuti iyo hargaysa iyada oo aan lamarayn boorama ,taasoo wadada lamariyo lughaya oo ay dowlada jabuuti iyo maamulka hargaysa ay ku heshiiyeen ,shakhsigii goobjooga ahaa oon lamagacaabayn ayaa arintaa waydiiyey ragkale oo kasoo jeeda beesha dhexe waxa arintani tahay waxay u sheegeen in ay ku hesiiyeen jabuuti iyo hargaysa sidii arintaa loo hirgalinlahaa

Markaas ayuu xalayba  soo wargaliyey odayaal iyo culimo jooga boorama si ay ulasocdaan waxna uga qaban lahaayeen arintaas oon wali dibada usoobixin noqon doontana mid lagu tirtirayo caasimada awdal, wixii kubaxan aywada bixinayaan

wixii cusub ee soo kordha arintaa waad lasocondoonta

Daawo Video :Shir jaraaid oo uu qabtay mudane Ciise Ismaaciil Axmed isaga oo kaga waramay waxyaabo fara badan oo xaqiiqda jirta ah
Shir jaraaid oo uu qabtay mudane Ciise Ismaaciil Axmed isag oo kaga waramay waxyaabo fara badan oo xaqiiqda jirta ah

Daawo Video :Maxkamada darajada koowaad ee magaalada boosaaso ayaa dhagaysatay dacwad kadhan ah kaluumaysato iiraaniyiin ah oo si sharci daro ah ku kaluumaysanayey
Maxkamada darajada koowaad ee magaalada boosaaso

Nawaz Sharif ayaa shaaciyey guushii doorashada dalka pakistaan
Hogaamiyaha Xisbiga Muslim League, Raysalwasaarihii hore ee dalkaasi Pakistaan Nawaz Sharif ayaa sheegtay inuu helay guusha Doorashadii guud ee dalkaasi Pakistaan.

Doorashada Pakistaan ayaa la sheegay in shalay ay codkooda ka dhiibteen 60% dadka u diiwaangashan inay codkooda dhiibtaan, kuwaasi oo lagu qiyaasay 50 Milyan oo qof.

Doorashada Pakistaan ayey hareeyeen weeraro ay fulinayeen kooxda Talibanka oo kasoo horjeeday doorashada oo ay ku tilmaamtay mid lidi ku ah diinta Islaamka.

Doorashadan taariikha ah ayaa noqoneysa tii ugu horeysay oo maamul shacabka doortay uu xilka ku wareejin doono maamul kale oo la doortay, waxaana la filayaa in ay xilka isaga degaan xisbiga talada wadankaasi haya ee PPP.

Raysalwasaarihii hore ee Pakistaan Nawaz Sharif ayaa hada si weyn ugu horeeya codadka la tiriyey, wuxuuna hogaamiyahaasi labo jeer oo hore usoo qabtay xilka Raysalwasaare nimada, balse labada goorba isagoo aan xilka dhameysan ayey inqilaabeen ciidamada Militariga.

Diyaaradda Air Uganda oo lagu Qorsheynaysa inay duulimaadyo Caalami ah ku Timaaddo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Shirkadda diyaaradaha Air Uganda ayaa lagu wadaa inay diyaaradaheedu ku yimaadaan Muqdisho duulimaadyo caalami, iyadoo noqonaysa diyaaraddii labaad oo caalami ah oo magaalada Muqdisho ku timaadda duulimaadyo caalami ah, marka laga reebo Turkish Airlines.

Duulimaadkaan rasmiga ah ee Air Uganda ayaa lagu wadaa inay billowdaan bisha July ee sannadkan, iyadoo la ogyahay in ciidammo ka tirsan Uganda ay ku sugan yihiin Soomaaliya, kuwaasoo qayb ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.

“Waxaa nagala shaqeeyay Qaramada Midoobay, xukuumadda Somalia sidii loo xaqiijin lahaa inay jirto nabadgalyo lagu sameyn karo duulimaadyo. Runtii mar hore ayaan tijaabo ku sameynay duulimaadyada Muqdisho, mana jiraan wax khatar ah,” ayuu yiri madaxa shirkadda diyaaradaha Air Uganda, Cornwell Muleya.

Muleya ayaa sheegay in Axadda maanta ah lagu wado inay diyaaraddii saddexaad oo tijaabo ah ay ka duusho garoonk diyaaradaha ee Entebbe ee dalka Uganda taasoo wadda shixnado xamuul ah.

Sannadkii lasoo dhaafay ayaya diyaaradda Turkish Airlines waxay Muqdisho ka billowday duulimaadyo caalami ah, iyadoo noqotay diyaaraddii ugu horreysay oo muddo 20-sano kaddib ah duulimaadyo caalami ah ku timaadda magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.

“Duulimaadyada si xowli ah ay sare ugu kaceen 6%, balse hoos u dhac ayaa laga dareemayaa meelaha gobollada Qaaradda qaarkood, balse waxaan arkaynaa in labadii xilli ee ugu dambeeyay uu Afrika ka jiro sare u kac dhinaca duulimaadyada ah,” ayuu yiri Muleya.

Labadii sano ee lasoo dhaafay waxaa sare u socday kororka diyaaradaha ka soo dagaya garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyadoo ay imaanayaan dad badan oo ganacsato ah iyo qurbo-joog dib ugu soo laabanayo dalkooda, taas oo ah midda ay beegsanayaan diyaaradaha caalamiga ah ee dalka imaanaya.

Baaq Kusocda Bulsha waynta reer awdal ee wanaaga jecel
Waxaan ugu baaqayaa  dhamaan umada reer awdal ee jecel wanaaga inay kafogaadaan maalinta loogu yeedho 18 may oo ah maalin ay iska leeyihiin reerka aan jaarka nahay balse aan inaga waxba inaga khusayn, ayna fiican tahay in ubadkeena yaryar aan wax wanaagsan tusmo,khiyaaligana kadayno ,hadaan nahay dhalinyadii reer awdal waxan leenahay 18 may maya maya.

Qofkasta haduu muujiyo waxa qalbigiisa kujia makurkaa laga goyn  waxan ilahay kuu qadarin kugu dhici maayaan  nafteena oon been usheegnaana waa xaaraan cidna duulimaad kuma nihin balse aayahayagaan inaan katashanaa waa xaq by abdiwahab sh.

Daawo:Nin riyo cajiib ah oo uu arkay kumulimay
Nin riyo cajiib ah oo uu arkay kumulimay

Daawo : Ugaaaska beelaha gadabuursi ugaas cabdirashiid ayaa waxaa maanta kaqaybgalay xaflada xidhitaanka dugsiga sh.mahdi
Ugaaaska beelaha gadabuursi ugaas cabdirashiid ayaa waxaa maanta kaqaybgalay xaflada xidhitaanka dugsiga sh.mahdi

Daawo Video :Khudbadii madaxwaynaha soomaliya oo shegay inuu aad udanaynayo inuu arko dowlad qudha min raaskambooni ,raascasayr ilaa saylac
Khudbadii madaxwaynaha soomaliya oo shegay inuu aad udanaynayo inuu arko dowlad qudha  min raaskambooni ,raascasayr ilaa saylac

Daawo Video: Banaan bax ay dhigeen haweenka Soomaalida ee dalka norway magaalada oslo oo kasoo horjeeday dhibka farha badan ee lagu ayo haweenka
Banaan bax ay dhigeen haweenka Soomaalida ee dalka norway  magaalada oslo oo kasoo horjeeday dhibka farha badan ee lagu ayo haweenka