Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maanta ayaa waxaa kaqabsoomay magaalada boorama doorashada mayerka cusub iyo kuxigeenkiisa

Maanta ayaa waxaa kaqabsoomay magaalada boorama doorashada mayerka cusub iyo kuxigeenkiisa ,waxaa tartamaayey labamusharax oo laka ah xildhibaan saleebaan xasan xadi iyo xildhibaan cabdi cismaan dhagawayne ,

Waxay labada musharax kala heleen 1: xildhibaan saleebaan xasan xadi wuxuu helay 15 cod ,halka uu xildhibaan cabdi cismaan dhagawayne helay 6 cod ,sidaasna waxaa kuguulaysta xildhibaan saleebaan xasan xadi ( 4jeeble .

Kuxigeen waxaa loodoortay maxamed muxumed faarax labada


This post has been viewed 324 times.