Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Sida aan maanta gelinkii hore idiin ballan qaadnay waxaa si kulul uga hadlay qaraxii habeen ka hor ka dhacay Xaafada islii Shiikh maxamed Cabdi Umal oo culimada waa weyn ee Somalida ka mid ah.
Imaamka masjidka la qarxiyey ee Al Hidaaya Shiikh Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegay in mar walbo la maqlo somali ayaa la dhacay,qaar baa la dilay ama qarax baa dhacay,waxaasi looma dul qaadan karo ayuu shiikhu sheegay.
“Baangado qaata,ulo iyo waxaad heli kartaan kenyankan iska difaaca oo hantidiina yaa la idinku hor qaadan buu cod dheer ku sheegay Shiikh Umal.