Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

(DAAWO VIDEO) Arroos yaab leh oo ka dhacay dalka India iyadoo qasab loogu darayo

Gudaha wadanka India waxaa markii ugu horeysay ka dhacday Aroos Qassab ah kadib markii Qows u dhashay dalkaasi ay wiil dhaleen si xoog ah ugu guuriyeen Gabadh kale oo uusan dooneyn, waxaa xusid mudan in ninka lagu qabsay Gabadha loo guuriyey uu daaha ka qaaday in uusan dooneyn wax guur ah balse Arooskii ayaa isu bedel Mid Qosol, shucuur fool xun iyo Naxdin leh iyo weliba dad aan is fiirin karin kadib markii arintu noqotey mid Qassab ah oo aan cidna lagala tashan.


This post has been viewed 974 times.