Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Dalku wuxuu soo maray marxaladdo kala duwan iyo magac ka duwan oo mid walba
waqti ay la ahayd.. Dawladdii Ifat sultanate waxay xakumaysay
1285-1415 Dawladdii
Adal empire waxay xakumaysay 1415-1577.
Dawladdii Habesh eyaet waxayxakumaysay1577-1882 .
French Somaliland waxay xakumaysay 1896-1967.
DawladdiCanfarta iyo ciisuhuna 1967-1977….
Dawladan cusub ee hadda jirtaana1977– ilaa hadda..
1835kii waa markii ay bilaabantay ruqaansigii ugu
horeeyey ee dhulka la odhan jirey Gasiira in dad u guuro, halkaa
oo markii hore ahaan jirtay ceel geellu ka cabo, meesha hadda loo yaqaan
(place rambo)..
1840waana markii ugu horeysay ee ganacsato reer saylac ahi u
digarogato bilaabeen xeebta Gasiira… 1845kii Waa guutaddii ugu horeysay
ee reer saylac gaadheen Gasiira, soona indho indheeyeen… 1860kii waxaa u
guurey Gasiira dad farabadan oo ay ka mid ahaayeen duqeyda Haaji
Hussein(Haji-Diide)..Geelle Betel Iyo Burhaan boy.
1868 waxaa soo degay sargaalkii ugu horeeye ee
faransiiska ah magaaladda Ubukh…. 1869kii waxaa si rasmi loo furey marinkii
suweys, waxaa reer galbeed daneeyeen sidii suweyska iyo badda cas gacanta
ugu dhigi lahaayeen.. l1884tii waa qaybtii reer galbeedka shirkii
Berlin ee gumeystaha xabashidu ka qayb gashay qaybintii Africa…. 1886kii
waa markii Gumeystahu uu la kulmay waftiga ka kooban saddexda sultaan
ee uu hogaaminayey alhaji HussienDiidde. looga yeedhay magaaladda
Ubukh . heshiiskan la galeen ..
1897kii waa markii la bilaabay
dhismaha waddadda xadiidka … 1917kii waa markuu dhamaaday waddaddii
xadiidku. 1918kii waa dhamaadkii dagaalkii kowaad ee adduunku. 1939-1945
waa bilawgii iyo dhamadki dagaalkii labaad kaas oo cidhib ma guurta ah ku
reebay geyiga.. 1946 Djibouti waxaa laga dooran jirey labo nin oo uga qayb
galla fadhiga baarlamaanka faransiiska, waxaana ugu horeeyey Haji jamac oo
dadka madaw ka wakiil ahaa iyo nin reer kubeysh ah… Haji jamaac ka hor
canfartu Djibouti waa ku soo gali jireen warqadda la magac baxdey(
las-pase) hajji Jamaac wuxuu ahaa ninkii ugu hireeyey ee u ogolaadda
qawmiyadda canfartu in ay ku soo galaan Djibuuti waxqad la’aan,alhaji
Jama saylaci wuxuu ahaa masuulkii ugu horeeyey ee u dooda xaquuqda
dadka degan dsalka, waa ninkii ugu horeeyey ee u ogolaadda dadka
canfartu in ay yahiin muwaadiniin dalka xaq ku le, waa masuulkii u
horeeyey ee ka qaaday cunaqabataynta lagu hayey qawmiyadda canfarta,
Bal maxaa ka dhacay dawladdii canfarta 1967kii , falkii uu sameeyey
MR. Cali Caaruf…..miyaa shalay la soo celin, Adduunyooy xaalkaa
ba’…..
Dhamaadkii dagaalkii labaad ee adduunka wuxuu keenay isbedel ku yimid
caalamka….
1947KII waa markii isbedelka xiabiga cusub ee de Guelles ka dhacay
arliga faransiiska, Isla taariikhdaa waxa looga
yeedhay labaddii wakiil ee reer Djibouti magaaladda Paris, si looga
ansixiyo isbedeladda
cusub, iyo xisbiga taladda la weegay ee De gueles.. labadii wakiil midna
wuu raacay midna wuu ka soo horjeestay mawduucii ay wateen……halka waxaa
ka bilaabmay iska hor imaadkii Haji Jama Saylaci iyo gumeysiga
faransiiska…. 1948kii
Gumeystahu wuxuu bilaabay sidii uu uga takhalusi lahaa Jama saylici iyo
dadkiisa, gumeysigu heshiis buu la galay boqorkii xabashida iyo xaakimkii
Degmadda saylac sidii looga saari laha hadhaagii dawladdii
cismaaniyiinta ee saylac ka talin jirtey waqtigii hore iyo Djibuuti
sidaa darteed ay gacan ku siiyaan hawlgallo faransiiska iyo qabiilka
ciisuhu fuilin doonaan , isla 1948KII Gumeysigu wuxuu bilaabay
colaad, kana abuuray labadda qawmiyadood ee u badneyd Djibouti, isaga
gacan siinayaa qqabiil gaar waana labadda
qawmiydood ee gadabuursiga iyo ciisaha,Gumeysigu wuxuu damac geliyey Haji
Hassan Guleed oo marka ahaa shaqaale u shaqeeya waxaadda cafimaadka ,
kuna shaqaynayey (patient care technician.. wuxuuna ka shaqaynayey
despensary ku yaal magaladda Dhikhil) sidii isagu uu wakiil uga noqon lahaa
dadka madaw ee degan DJIBOUTI iyo in uu fuliyo danaha faransiiska…. halkaa
waxaa ka bilaabmay isku dhacii gadabuursiga iyo ciisaha, gumeysiguna wuxuu
gacan siiyey ciisaha saa waxay ujanjeedhsameen xukunka gumeysiga, heshiiska
xabashida uu la galay farnsiisku waxa ka mid ahaa in dadka degan hawdka
kaydsan ee ciisha ah lagu soo daabulo tareenka si ay gacan u siiyaan
ciisaha djibuuti ee lag tiradda badan yahay, dhinac kale dadkii deganna
saylac iyo hareeraheedda oo u badnaa gadabuursi heshiisku wuxuu dhigayey in
la xidho xadka lawyacaddo oo aanu qofna ka soo talaabin … taariikhdaa
laga soo bilaabo 1948kii dadka gadabuursi waa laga tirtirayey dalka
Djibouti dhanksta ood u eegto, dawladdii ina Harbi, tii ka dambeysay ee
Hassan Guleed , tii cali Caaruf , tii hassan guleed ee dambe iyo tan hadda
jirta 2012. 1958 dawladdi ina xarbi waxaa markale la go’aamiyey in
gadabuursi la cidhibtiro laguna bedello canfar, taas oo uu ka soo
horjeestay AUH.. Mohammud Harbi..–1967 bishii march dadkii siliga lagu
xidhay waxay ahaayeen qawmiyadda gadabuursi,dadkii dalka laga saarayeyna
waxay ahaayeen gadabuursi, maydkoodii ilaa geesdiir dadkii haadka loo
wadhay ee haraadku ku laayey caliweeciy ilaa sheekh ciise waxaty ahaayeen
rag iyo dumarba gadabuursi.markuu ca faro xashay cali caaruf gadabuursi ee
80% uu ka saaray way isla rogtay oo waxaa samaydda qabtay dawladdii labaad
ee Hassan Guleed 1977KII.. isna halkii Cali caaruf baruu sii dheereysiiyey
oo waxabu ula baxay KOOBERAAGGA WAA INA LAG SAARAA DALKA..-Djibouti
qawmiyaddii Gadabuursi waxa ku dhacay kala carar ka dib markii
dagaal cidhib tir ah lagu qaaday siyaasad ahaan , dhaqaale ahaan,
waxbarsho, deganaansho iyo curyaamin aan loo aabbo yeelin. taas waxad ka
aragtaa..dawladda djibouti ee maanta… golaha xakuumaddau waa
20wasiir,sagaal ciise, sagaal canfar, hal gadabuursi, hal carab iyo hal
isaaq. waxay ku leeyahiin hal wasiir oo weyd, 21wakiil (Perment
secretry or deputy)oo wasiir xigeen xisaabsan,afar isaaq, 5 xubnood
canfar. saddex , inta kale waa
ciise halkuma le Gadabuursi, 20 agaasime guud, 6 canfar, 4 isaaq, 3 carab
, 8ciise, Gadabuursi hal kuma le, ila boqol agaasime waaxeed gadbuursi
wuxuu ku leeyahay hal wiil,laamaha madexa banaan gadbuursi halkuma
le, ciidamadu waa afar qaybood, sadex waxaa xakuma ciise halka soo
hadhayna waa canfar…. shaqaalaha dawladda 60% waa ciise, 20% waa
canfar,15% waa isaaq halka 3% waa gadabuursi, 2%waa dad isku jir
ah…marka la eego dadka reer djibouti waxaa lagu qiyaasaa tiraddoodu ilaa(
650,000) kun oo qof… ciise waa boqolkiiba 40%, canfar 25%, 15%gadabuursi,
12 %waa isaaq, 6%waa carab 2% waa dad kale oo isku jir ah…. la soco
qaynta dambe oo faah faahsan haddii loo baahdo….
Adel Media Network