Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa dhamaan reer ibrahim magan nuur meekasta ooy kajoogaan dunida dacaladeeda hambalyo aroos oo aad u qiimo badan u dirayaan walaalkood oo maalintii sabtigii 17/11 arooskoodu kadhacay caasimada boorama ee gobolka awdal waa boqorka Maxamed ibraahim magan nuur iyo boqoradiisa marwo hibo jamaal muumin maygaag ooy illaahay ugabaryayaan kiwii isku waara ubad khayrqabana kala hela
amiin amiin
Hadaan nahay howl wadeenada shabakada sacadin waxan u diraynaa taa tu lamida