Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowlada Ugaada ayaa sheegtay inay soomaaliay u soo direyso diyaarado kale

 
 

Dawlada Uganda ayaa sheegtay inay Soomaaliya u soo dirayso diyaarado kale oo nooca dagaalka ah kuwaasoo ka qeyb qaadanaya dagaalada ay ciidamada AMISOM kula jiraan kuwa Xarakadda Al-Shabab.

Wasiirka gaashaandhiga wadanka Uganda Gen. Jeje Odongo ayaa u sheegay warbaahinta in hadda ay wadankaasi ka socdaan wada tashiyo ay leeyihiin mas’uuliyiin ka tirsan dawlada Uganda Q,M iyo Midawga Africa go’aankuna yahay in dawlada Uganda ay dalkaasi u soo dirto dalka Soomaaliya.

Gen. Jeje Odongo waxaa uu xusay inhadda ay socdaanqorshayaalay dawlada Uganda  ay Soomaaliya ugu soo diraysoagab ciidan iyo diyaarado kale oo ka qeyb qwaata hawlgalka dalka ka socda waxaana uu intaa ku daray in dawladiis aay ka go’an tahay inay wax badan ka qabato amni xumida Soomaaliya ka jirta.

Dawlada Uganda ayaa ciidamada ugu badani ka joogaan dalka Soomaaliya waxaana ay hormuud u tahay howlgalka ciidamada midawga Africa ee AMISOM la yiraahdo


This post has been viewed 67 times.