Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Tangasa Tangasa

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

London Awdal State.com-Waxaa La’ogaysiinayaa Dhamaan Ummada Soomaaliyeed ee Qayrka Jecel
In La Qaban Doono Tabarucaad ( Kaalmo ) Lagu Caawinayo Dadka Ku
Tabaalooway Abaaraha Ka Jira Goboladda Awdal, Gabilay iyo Salal,
Kulankan Lagu Caawinayo Dhibanayaasha Ka Soo Jeeda Goboladan Dusha Ku Xusan
Ayaa Laisugu Iman Doonaa Halkan
Goobta
Addres-ka
Nadi Park Royal,
260 Old Oak Common Lane,
NW10 6DX,
Taariikhda:    The Date
14/07/2012
Waqtiga:       The Time
07: 00PM Till  12: Am
Walaalayaal Waa Sadaqa Jaariya Waa Bishii Ramadaan Ee Barakaysnayd.
Waa Bishii Khayrka Allaha Ina Wada Waafajiyo Khayrka Ideelkeenba
Wixii Faah Faahin Ee Intaa Dheer Waxaad Kala Xadhiidhaa Fadlan
Tallef-nada Kala Ah”
Mr Abdulahi Haaji           Mob  Num- 07753469175
Mr Kulmiye J Rabiile       Mob  Num – 07803360214
Fadla u Naxariiso Dadkaaga Siduu Allaah Kuugu Naxariisto, Quud Masaakiinta Bisha Barakaysan
Qore: Suxufi Abroone
United Kingdom
Allaa Mahada Leh

This post has been viewed 235 times.