Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

CHICAGO:- Abdiqani Abdi Nor, waa Wiil Soomaaliya, waxaa la waayey June 27, 2012, wuxuu ku noolaa Magaalada Chicago wuxuuna wadi jiray gaari Tagsi ah, (Taxi). Gaarigii Abdiqani waxaa la helay Asbuucaan, wali lama hayo Abdiqani Abdi Nor.Abdiqani wuxuu ka shaqayn jiray Masjidka ama xurunta Muslimiinta Magaalada Chacago (Muslim Community Center (MCC).
Fadlan haddii aad hayso, wax macluumaada, xiriir deg deg ah la samee Booliiska Magaalada Chicago. Kala Xiriir
If you have any information, please call Detective Deane with the Chicago Police Department at (312) 744-8266, or call CAIR-Chicago at (312) 212-1520.
CAIR-Chicago received a report today of a missing person, Mr. Abdiqani Abdi Nor (please see his photo on the right).
We are working with our local community, including masjids, to spread the word and assist the family. Please review the details below and help us spread the word.
Relevant information:
If you have any information, please call Detective Deane with the Chicago Police Department at (312) 744-8266, or call CAIR-Chicago at (312) 212-1520.
Resource Link http://www.cairchicago.org/2012/07/06/missing-person-mr-abdiqani-abdi-nor/