Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Warning- Tvga Universal Oo Caadaystay Hagardaamada Maamulka Khaatumo & Horgale Uga Warama Laacaanood Oo Warbixn Khaldan Udiray (Full Warbixin)

Warning- Tvga Universal Oo Caadaystay Hagardaamada Maamulka Khaatumo & Horgale Uga Warama Laacaanood Oo Warbixn Khaldan Udiray (Full Warbixin)

Tvga univesal oo ku caanbaxay tan iyo Markii lagu dhawaaqay Dhibaataynta iyo hagardaamada Maamulka Khaatumo State ayaa Caawa Fiidkii Soo daayey War Khaldan oo Aan islahayn.
-Muxuu Ahaa Warkan Kabxay Tvga-
Madaxwayne Axmed Karaash oo kamida Golaha Madaxtooyada Maamulka khaatumo State ayaa Dhawaan Kaqayb galay Shir Tell Confrence ah kaasi oo ay isku xogwaraysanayeen Jaaliyada Khaatumo State.
-Maxaa Dhacay markaas Kadib-.
Mid kamida dadkii Ku jiray Conference gaas ayaa Duubay codkii Madaxwaynaha oo ka hadlaya xaalada deegaanka Islamarkaana Islamkaana intuu jaray Kasoo qaatay Qaybtii Ka hadlaysay sidii loo horumarin Lahaa Maamulka Isagoo meeshana kasaaaray Guulaha iyo horumarka badan ee usoo hoyday Maamulka Khaatumo State.
Xagee Codkaas La jarjaray – Lagu Shaaciyey?
Waxaa Codkaas intii aan Haboonayn lagala Soobaxay Lagu Shaaciyey Waraabinta Qaran dumiska ee iibsaday Dadkii lagu Xasuuqay Deeganada Khaatumo State kuwaas oo inta badan u janjeedha Maamulada Hareeraha.
Sidee Warkan Hadaba Uga Baxay Tvga Universal?
Codkan la jar jaray ayaa Udiray Tvga Wariye Usheeqaya lacag laxaadlehna Kaqaata Maleeshiyada Jabhada SNM {Somaliland} Laguna Magacaabo Cabdiqani Xasan Faarax “Geerash” Waxuuna is dulsaaray Video Hore iyo Codkii Ay dhawaan Duubeen Kooxaha Calooshood ushaqaystayaasha ah ee Shacabka Khaatumo Dhibaatada Iyo Hagardaamada La dul taagan.
Wariyahan Horgalaha ayaa Dhibaato xoogan ku haya Shacabwaynaha ku dhaqan magaalada Laascaanood isagoo sidoo kalana Horgale Mahad Cambaashe ugeeya Dadka ku dhaqan gobolka Sool ee ka hadla Saxaafada.
Xafiiskee Laga Soo Daayey Warkan Aan Islahayn?
Warkan ayaa Caawa waxaa laga Soo daynayay Xafiiska Uu Tvgaas Ka furtay Magaalada Hargeisa Ee Xarunta Jabhada SNM waxaana Ku dheehnayd habka ay ugu faraxsaanyihiin Dhibaataynta Iyo Wararka been Abuurka inay Faafiyaan.
Sidee Shacabku u Arkeen Arinkan?
Dareenka Shacabka ayaa siwayn uga cadhooday Warkaas aan islahayn Ee Caawa ka baxay Tvga universal waxayna sheegeen Inaysan ahayn markii ugu horaysay ee Tv gaas uu baahiyo warar Dhibaato xoogan ku ah Shacabwayna Khaatumo State.
Isku soo wadaduuboo Tv ga universal ayaa dhibaato xoogan ladabaatagan Maamulka Khaatumo State Iyagoo howl wadeenada Iyo Masuulyiinta Tvgaas ay wacad kumareen inaysan ka baahin war kahadlay Maamulka Khaatumo iyo Horumarkiisa.
Iyagoo Dhinaca kalana siwayn usoo dhaweeyay islamarkaana baahiyaha wararka lidka ku ah maamulka khaatumo State iyagoo hadana ku daray Inay Baahinyaan Warar isdulsaara…

Xigasho
Boocame Online


This post has been viewed 210 times.