Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tripoli: Ninkii ku eedeysnaa qaraxii diyaaradeed ee Lockerbie oo maanta geeriyoodey

Tripoli: Ninkii ku eedeysnaa qaraxii diyaaradeed ee Lockerbie oo maanta geeriyoodey


Caasimadda dalka Libya ee Tripoli waxaa ku geeriyoodey Cabdulbaasid Al-miqraaxi oo ahaa sarkaal horay dhinaca sirdoonka dalkaas ugu qaabilsanaa. Al-muqrixi oo ahaa ninka keliya ee ku eedeysnaa qaraxii diyaarada Ban American ee ku soo dhacday tuulada Lockerbie ee dalka Scotland ayaa duhur nimadii maanta ku geeriyoodey gurigiisa oo ku yaal magaalada Tiriboli. Geerida Al-miqraaxi ayaa


This post has been viewed 71 times.