Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jaaliyadda Awdal states ee Gobolka Minnesotta waxa ay tacsi u dirayaan reer sheekh Cali Jowhar meel kasta oo ay joogaan
geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Dr. Cabdishakuur Sh. cali Jawhar oo ku geeriyoodey magaaladda Boorama.
Waxan ilaahey marxuunka uga baryeynaa Naxariistii Janno ,dhammaan eheladiisana in uu ka siiyo samir iyo iimaan.AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
Mahdi muuse isaaq