Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO. Alshabaab oo soo bandhigay Dukumiintiyo cadeyn u ah in ay dileen Saraakiil iyo Ciidamo Burundia ah

 

Xarakada Alshabaab ayaa maanta soo bandhigtay Dukumiintiyo ku aadan Saraakiishii iyo Ciidamadii Burubdia oo ay ku dileen weerar ay kusoo qaaden Saldhig ay ku sugnaayen Burubdia oo ku yaala magaalada Muqdisho

Waxa ay hayd maalintii shalay markii AMISOM ay beenisay in weerarkaasi lagu soo qaaday Ciidamada Burundia aan looga dilin Saraakiil iyo Ciidamo Burindia u dhashay, halka Shabaab iyaguna ay ka shaaciyeen in ay dileen Tobaneeyo burundia ah oo Isugu jira ciidan iyo Saraakiil

Beeninta AMISOM ee dilka saraakiisha iyo Ciidamada Burundia ayaa kooxda Alshabaab Barta Twitterka maanta kusoo bandhigtay Dukumiintiyo cadeyn u ah Dilka saraakiisha iyo ciidamada taasoo Jawaab u ahayd hadalkii AMISOM ay ku sheegen in aan laga dilin ciidamo

 

 

 


This post has been viewed 189 times.