Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

war dagdag ah siiraanyo oo boqorkii beeshiisa udiray muqdisho iyo saladiinta awdal state oo losheegay inayna ku fikirin ka qaybgalka shirka muqdisho


wararka naga soo gadhaya magalada burco ayaa sheegaya in siiraanyo udiray boqor uu samaystay muqdisho boqorkani ayaa la raaciyay ilaa 3 caaqil oo isla beesha habar jeclo ah boqorkan ayaa siiraanyo kuxidh xidhay fariimo adadag isaga oo kala hadlay madaxda usaraysa xukumada kumeel gaadhka ah ee somaliya sida madaxweyne shariif iyo raysal wasaare cabdiwali gaas siiraanyo ayaa boqorkan habeenkii jimcihii ee lasooo dhaafay ku qaabilay guruga uu uga taliyo waqooyi galbeed iyo togdheer wararka naga soo gadhaya kulanka siiraanyo iyo boqorkan macmalka ah ee uusamaystay ayaa sheegaya in uu ahaa mid fariimo iyo qoraalo culculus uu ugudhiibay boqorkani

hadaba saladiinta reer awdal state ayaa siiraanyo iyo duur aay ugu hanjabeen in suldaankii muqdisho taga jeelka loo taxaabi doono halka uu siiraanyo boqorka uu samaystay uu isagu ka anbabbixiyay guriga uu uga taliyo maamulka snm ee hargaysa siiraanyo ayaa lasheegayaa inuu tagan yahay maxaa iga galay nin geel badan hadaan kayga dirsaday ma gajan ka cabsanayaayeey hadaba saladiinta reer awdal state maxaa utalo ah


This post has been viewed 401 times.