Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WAR DEG DEH : Ra’isul-wasaarahii hore Mudane Cali Maxamed Geedi oo dhawaan ka mid noqonaya Musharaxiinta Xilka Madaxweynanimo ee Somalia

Ra^isul-wasaarahii hore Mudane Cali Maxamed Geedi oo dhawaan ka mid noqonaya Musharaxiinta Xilka Madaxweynanimo ee Somalia.

warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaray ilo wareedyo ku dhaw dhaw Cali Maxamed Geedi, ayaa sheegaya in uu Mudanuhu dhawaan codkiisa dhiiban doono isagoo shaacin doono inuu ka mid yahay Musharaxiinta dhawaan u tartami doonta Xilka Madaxweynanino ee Jamhuuriyadda Somalia

 


This post has been viewed 280 times.