Xidiga Hollywood Laim Neesom oo Shaaciyay inuuu Qaadanayo Diinta Islaamka Warbixin xiiso badan
Actor caanka ah ee Laim Neesom ayaa xaqiiqsaday in salada islam ku tahay fariin isaga kusocota ama xujo sidoo kale eedaanka aad ka u quruxbadan ee muslimiinta laagu yeedho salaada .Liam Neeson wuxuu guaan ku gaadhay inuu qaato diinta islamka, Sida uu ku sheegay war saxaafadeed Hamiga qaadashay diinta islamka ayaa ku dhalatay xili uu ku sugnaa caasimada dalkaasi turkiga oo uu filim ku matalaayay Actorkan oo u dhashay dalka Northern Ireland ayaa kusoo barbaaray madhabka Catholic ee diinta Cristanka ayaa warbaahinta u sheegay in eedanka salaada ee Istanbul wuxuu ahaa todobaakii hore een ku cusbaa Istanbul mid iga mashquuliyay filimkii aan matalayay markasta oo la eedaamaba dhagaha ayaan u raaricinaayay kadib waxaan isku dayay inaan raadiyo codka aduunka ugu quruxda badan ama shay qurux badan oo iga maqan Neeson oo hadalkiisa siiwata ayaa wuxuu yidhi Istanbul waxaa ku yaala in kabadan 4,000 oo Masjid markasta oon maqlo eedaanka waan sara istaagaa Waxaana hubaal ah inuu eedaanku iga dhigo aniga mid ka fikira sidii uu u islaami lahaa Actorkan ayaa isku taagay dhowr jeer jaa’isada Oscar ee filimada Hollywoodka ,kiiyoo ku guulastay Jaaisadaha Bafta iyo Sadax jaisadoo ee looyaqaano Golden Globe Awards intuu ku dhex jiray Holllywoodka Neeson wuxuu guursaday aktarada Natasha Richardson 2009 . 15 sano ka dib Natasha Richardson waxa gashay shil kaasoo dhaawac madax kasoo gaadhay awgii ayay u dhimatay Liam Neeson wuxuu si cad u sheegay inuu jaceyl yahay eedaanka iyo salaada diyaarna uu u yahay inuu diinta islamka qaato laakiin wali waa lasugayaa xiligii uu ku dhawaaqi lahaa kalmada qaaliga ah ee lagu galo albaabka nabadaa ( dhamaan akhrisayaashada qiimah lahow sidee u aragtaan Actorkan lagu wado inuu soo muslimo dhinaca kale waxaa sobob u ah in dadbadan oo caan ah ay qaataan diinta islaamka ugu danbaytii adigu ma tahay mid ka qayb qaata fidinta diinta islamka