SACADIN.COM
Wararka Caalamka iyo Soomaliya

War Deg Deg ah: Askarigii Itoobiyaanka oo galabta lagu islaamiyay Masaajid ku yaalla Lafoole.(Daawo Sawirada). »

War Deg Deg ah: Askarigii Itoobiyaanka oo galabta lagu islaamiyay Masaajid ku yaalla Lafoole.(Daawo Sawirada). Kumanaan qof ayaa hadda ku sugan gudaha Masaajidka Abu Cumar Al-Baqdadi iyo fagaaraha isgoyska Ceelasha Biyaha kuwaasi oo daawanaya Askari Itoobiyaan ah oo dhawaan isku soo dhiibay Mujaahidiinta kkaasi oo…

May 20 2012 |----| Riix Hoos »

Tripoli: Ninkii ku eedeysnaa qaraxii diyaaradeed ee Lockerbie oo maanta geeriyoodey »

Tripoli: Ninkii ku eedeysnaa qaraxii diyaaradeed ee Lockerbie oo maanta geeriyoodey Caasimadda dalka Libya ee Tripoli waxaa ku geeriyoodey Cabdulbaasid Al-miqraaxi oo ahaa sarkaal horay dhinaca sirdoonka dalkaas ugu qaabilsanaa. Al-muqrixi oo ahaa ninka keliya ee ku eedeysnaa qaraxii diyaarada Ban American ee ku soo…

May 20 2012 |----| Riix Hoos »

XOG. Mid kamid ah shaqaalaha shirkada SKA oo lacago badan la goostay »

Warar goor dhaw naga soo gaaray dhanka garoonka ayaa sheegaya in mid kamid ah Shaqaalaha shirkada SKA oo la goostay lacag oo ilaa iyo iminka aan la sheegin tirada lacagtaasi ay dhantahay Ninka lacagaha la goostay ayaa lagu sheegay in uu yahay Ajnabi islamarkaana ka…

May 18 2012 |----| Riix Hoos »

Rabashado looga soo horjeeday xukunkii shalay oo maanta ka dhacay Bariga Hargeysa »

Hargaisa: Rabshado ayaa maanta mar kale ka dhacay bariga Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland kadib markii ay halkaasi isugu soo baxeen dad ka careysan  xukunkii shalay Maxkamada ciidamada Somaliland ay ku riday dadkii ka qeyb qaatay shaqaaqadii ka dhacday warshada Kabista ee Magaaladaasi Hargeysa. Dadkaani…

May 17 2012 |----| Riix Hoos »

Inaa lilaahi wa inaa illayhu raajicuum »

tac

Anigoo ah Abdiwahab sh.osman qalinle kuna hadlayna dhamaan magaca Reer Sh.osman qalinle waxaan halkan tacsi tiiraanyaysan uga diraynaa dhamaan reer Cilmi Fariid meel kastooy joogaanba geeridii naxdinta lahayd ee ku timid hooyadood Shukri Iimaan oo maanta ku geeriyootay magaalada Boorama .waxaanan illahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno…

May 16 2012 |----| Riix Hoos »
Masjidu-jaamaca boorama
Qoraalo iyo Faalooyin

Taariikhda Aan Jirin Ee SNMta »

Taariikhda Aan Jirin Ee SNMta Nin Aan Taariikh Laheen Ayaa Maanta Taariikh Kugu Kor Sameeysanaya Waa Cajaaib,SNMta Uu Siiranyo Madaxda U Yahay Wax Ay Ku…

May 20 2012 |----| Riix Hoos »

Tacsi Tiiranaanyo Leh Oo Ku Socota Reer Cabdillaahi Barkhad Iyo Reer Sh,Cali Jawhar. »

imagesCAG0HPQ33-150x1501

Tacsi Tiiranaanyo Leh Oo Ku Socota Reer Cabdillaahi Barkhad Iyo Reer Sh,Cali Jawhar. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN…..Haddii Aan Ah Muwaadin Reer Awdal State…

May 20 2012 |----| Riix Hoos »

in tuug ah oo ku kacay doqonimo tii ugu xumeyd oo uu qof sameeyo ka dib markii uu falkiisii tuuganimo oo sawir ah..(Daawo Muuqal ahaan) »

in tuug ah oo ku kacay doqonimo tii ugu xumeyd oo uu qof sameeyo ka dib markii uu falkiisii tuuganimo oo sawir ah..(Daawo Muuqal ahaan)…

May 20 2012 |----| Riix Hoos »

Tripoli: Ninkii ku eedeysnaa qaraxii diyaaradeed ee Lockerbie oo maanta geeriyoodey »

Tripoli: Ninkii ku eedeysnaa qaraxii diyaaradeed ee Lockerbie oo maanta geeriyoodey Caasimadda dalka Libya ee Tripoli waxaa ku geeriyoodey Cabdulbaasid Al-miqraaxi oo ahaa sarkaal horay…

May 20 2012 |----| Riix Hoos »

Midnimada Samaroon Waa Muqadisey »

Midnimada Samaroon Waa Muqadisey SNMta Siiranyo Uu U madaxda Ka Yahay Ayaa Abaabul Ka Wada Deeganka Awdal State Iyo Qurbaha Sidii Loo Kala Dheeren Lahaa…

May 20 2012 |----| Riix Hoos »

MICHELLE OBAMA PLANNED BARACK OBAMA DIVORCE IN »

The most powerful couple in the world almost called it quits before his presidency — claim shocking allegations from a controversial new book. Michelle Obama…

May 19 2012 |----| Riix Hoos »

Ganacsade Somaliyeed oo ku Socda Gaadhi Qiimihiisu yahay 500,000 +Sawiro »

Ganacsade Somaliyeed oo ku Socda Gaadhi Qiimihiisu yahay 500,000 +Sawiro Dubai: Wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kamid ah wadamada ugu qanisan ee caalamka iyadoo ay ku…

May 19 2012 |----| Riix Hoos »

Midowga Afrika oo qalab Milatiri ku wareejiyay DKMG Somaliya (Sawirro) »

Midowga Afrika oo qalab Milatiri ku wareejiyay DKMG Somaliya (Sawirro) Muqdisho : (Sh. M. Network) Ururka Midowga Afrika ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyay…

May 18 2012 |----| Riix Hoos »

Diyaaradda Turkish Airlines oo cillad farsamo la soo deristay xilli ay ku soo degi lahayd Garoonka diyaaradaha Muqdisho. »

Turkish%20Airlines%20Airplane%2001

. Sababaha diyaaradaasi ugu soo degi waysay garoonka  diyaaradaha ee Muqdisho ayaa lagu macneeyay dhowr arrimood,  iyadoo wararka qaar ay sheegayaan inuu jiro khilaaf soo…

May 17 2012 |----| Riix Hoos »

Inaa lilaahu wa inaa illayhu raajicuun »

tacsi

Annagoo ah Abdiwahab sh.osman qalinle ku hadlayna magaca Dhamaan reer Sh.cismaan qalinle oo dhan waxaan halkan tacsi tiiraanyaysan uga diraynaa dhamaan reer Sh.ali jowhar meel kastooy joogaanba geeridii…

May 16 2012 |----| Riix Hoos »

Search Archive

Search by Date

Daawo Xafladii Xisbiga HiilQaran »

Xafladii Xisbiga HiilQaran…

May 15 2012 |----| Riix Hoos »
cartoongirl-e1330634930164-276x360-230x300

Qeybtii 1-aad Ee sheekadii lamagac baxday … Murugo iyo Walbahaar Jaceyl …. »

Waa maalin Magaalada Muqdisho gebi ahaanteeda ay qasneyd waxaana la maqlayay guguca madaafiicda iyo rasaasta  fud-fudud dadka oo raxan raxan u socda ayaa hadba u qaxaayay meesha ay u arkaan…

May 11 2012 |----| Riix Hoos »
shirka-dastuurka_31

Wasaaradda Dastuurka Dowladda KMG ah oo beenisay warar laga faafiyay shirka odayaasha uga socda Muqdisho »

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Xasan Maxamed Jimcaale ayaa ka warbixiyay shirka odayaasha Muqdisho uga socda, isagoona beeniyay warar horay u soo baxay oo sheegayay in odayaal dhaqameed laga saaray shirka.…

May 11 2012 |----| Riix Hoos »
8-300x225

Japan oo ugu deeqday Ciidanka Booliska Soomaaliyed gaadiid iyo qalab kala duwan (Sawirro) »

Dowlada Jaban ayaa maanta ku wareejisay Dowlada KMG deeq ay ugu tala gashay Ciidanka Booliska Soomaalyeed deeqdaan ayaa ka koobanayd 16 Land Garuuser, 2 Ambalaas 2 gaari oo kuwa ciidanka…

May 9 2012 |----| Riix Hoos »

Ardayda Jaamacada Camuud Oo Looqabtay Muxaadaro Diiniya »

Kulan balaadhan oo ay soo agaasimeen ardayda wax ka barata jaamacada Camuud ayaa waxaa lagu soo jeediyay muxaadaro ciwaankeedu ahaa Astaanta lagu garto macalinka muslimka ah, muxaadaradani oo soo jiidatay…

May 3 2012 |----| Riix Hoos »

Kulan Balaadhan Oo Lagaga Hadlaayay Sidii Looga Faa’idaysan Lahaa Tamarta,Loogana Maarmilahaa Shidalka,Xaabada Iyo Dhuxusha Oo Ay Soo Agaasimeen Hay’ada ADRA Iyo Ururka AYODA(Cadceed Tv). »

April 26,2012 Borama(Cadceed) – Kulan balaadhan oo ay soo agaasimeen Ururka dhalinyarada ee AYODA ee fadhigiisu yahay Borama iyo Hay’ada ADRA ee fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa oo ay dhinaca maalgalintana…

Apr 26 2012 |----| Riix Hoos »

Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Xusaayay Abwaankii Waynaa Ee Xasan Sh. Muumin Oo Ka Dhacday Borama »

Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Xusaayay Abwaankii Waynaa Ee Xasan Sh. Muumin Oo Ka Dhacday Borama…

Apr 15 2012 |----| Riix Hoos »

Ugar-gaar Qoysaskan Soo Barakacay Ee Abaaruhu Daashadeen Ee Ku Nool Deegaanka Bacado Oo Ka Tirsan Degmada Baki »

Agaasimaha ururka dhalinyarada SAYS Ee ka hawlgala gobolada Awdal/Selel Mudane Nuur Aadam Shirdoon Iyo qaar ka mid ah ganacsato reer Boorama ah ayaa kormeer indho indhayna ka soo sameeyay degaanka…

Apr 2 2012 |----| Riix Hoos »
Waraysiyo iyo Warbixin

Dagaalkii dhex maray Ciidamada Mareeykanka iyo Taageerayaashii Marxuum Gen Caydiid (Daawo Muuqaal Xasuus ah+Warbixin) »

Dagaalkii dhex maray Ciidamada Mareeykanka iyo Taageerayaashii Marxuum Gen Caydiid (Daawo Muuqaal Xasuus ah+Warbixin) 3-dii bishii Oktoobar sanadkii 1993-kii Ciidamada…

May 14 2012 |----| Riix Hoos »

DAAWO. Alshabaab oo soo bandhigay Dukumiintiyo cadeyn u ah in ay dileen Saraakiil iyo Ciidamo Burundia ah »

  Xarakada Alshabaab ayaa maanta soo bandhigtay Dukumiintiyo ku aadan Saraakiishii iyo Ciidamadii Burubdia oo ay ku dileen weerar ay…

May 14 2012 |----| Riix Hoos »

Helicopter weyn oo lagu soo riday xeebaha Somalia (Diyaaradaasi xagee lagaa leeyahay?) »

adam_061110_1_tcm46-175169

r .     Wasaaradda Gaashaandhiga dalka Netherland ayaa sheegtay in diyaarad helecoter ah oo dowlad Netherland ay leedahay taas…

May 11 2012 |----| Riix Hoos »

Suldaan Saleebaan Cali Oo Ka Hadlay Kulankii U Dhaxeeyay Salaadiinta Iyo Xukuumada S/Land Sidiirana Loogu Soo Dhaweeyay Gobalka Awdal »

04

Suldaan Saleebaan Cali Oo Ka Hadlay Kulankii U Dhaxeeyay Salaadiinta Iyo Xukuumada S/Land Sidiirana Loogu Soo Dhaweeyay Gobalka Awdal May…

May 8 2012 |----| Riix Hoos »

Hay’ada ADRA Iyo Ururka SOHURA Oo Ka Fuliyay Deegaanka Gargaara Mashuurc Laydh-galin Ah Oo Loo Adeegsanaayo Solar Oo Dhinaca Tamarta Qoraxda+Sawiro »

Sohura-Gargaara14-150x150

May 4,2012 Borama(Cadceed) – Dadka ku dhaqan deeganada Gargaara Bari ee ka tirsan Degmada Lughaya ee Gobalka Awdal ayaa markii…

May 5 2012 |----| Riix Hoos »

Jaaliyadda Beelaha Dhulbahante iyo Warsangali oo Shir Wadatashi ah Isugu yimid Gobolka Minnesota (Sawiro) »

BoocameOnline Beesha Dhulbahante iyo Beesha Warsangali oo Ka Wada Hadlay Arimaha Waqooyigga Soomaaliya: Ahmed Laarri BoocameOnline Minnesota Waxaa Maalintii Sabtidda…

Apr 24 2012 |----| Riix Hoos »

Xidiga Hollywood Laim Neesom oo Shaaciyay inuuu Qaadanayo Diinta Islaamka Warbixin xiiso badan »

Actor caanka ah ee Laim Neesom ayaa xaqiiqsaday in salada islam ku tahay fariin isaga kusocota ama xujo sidoo kale…

Apr 15 2012 |----| Riix Hoos »

Aqriso Magacyada iyo Masuuliyiinta geeriyootay iyo kuwii ku dhaawacmay tiyaatarka »

Illaa hadda waxaan naloo xaqiijiyey in khasaaraha ka dhashay goobta uu sii kordhayo waxaase helnay magacyada dadka waxyeeloobay qaarkood; 1-…

Apr 4 2012 |----| Riix Hoos »